Koorso Ingiriisi ah, oo loogu talagalay Soomaalida.
12 cutub oo daboolaya afarta xirfadood ee ugu muhiimsan: akhriska, qorista, dhegeysiga, iyo hadalka.
Dhammaan agabka dheeraadka ah waa bilaash, login looma baahna.
Waraaqaha, PDF-yada iyo sharraxaadaha fasalka. Bilaash, login looma baahna.
Qaado Imtixaanka Sababaynta, kuna guuleyso deeq waxbarasho haddii aad ka mid noqoto kuwa ugu sarreeya.
Nagala soo xiriir WhatsApp-ka. Waxaan diyaar u nahay inaan kaa caawino habkaaga waxbarasho.
Cutubka 04 · Bogagga 44–54
Sheeg saacadda oo sharax waxaad maalin kasta samayso.